Qeexid

"Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo."

Qeexid Xigta

Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sadar oo kali ah:
  • Marka uu qoraagu ka hadlayo Aw Muuse Ismaaciil Samatar & gabaygii Darbadaaley, in uu gabay tiriyey & dhawr sadar oo ka mid ah uun buu nooga tegayaa isaga oo aan noo sheegin wixii dhacay ee uu gabaygu sababay.
  • Haddii weli laga la toosinin, waxaa hubaal in sadarkii kowaad ee Dastuurka Cusub weli sidiisi u khaldanyahay.