Qeexid

"(-ooyin, m.l) Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sadaqo oo kali ah:
  • Wixii ka danbeeyay maalintaas, wuxuu Cabdiraxmaan kordhiyay sadaqooyinka iyo gacan ka geysigii muslimiinta uu sameyn jiray.
  • Waxaa hadaba sidaa loogu magacaabay iyadiiyoo ay tahay quud si sadaqo ah loo bixinayo, tan oo looga jeedo in ajar iyo xasanad lagaga helo xaga rabi iyo dhamaystir ku jeeda bishan barakaysan ee Ramadaan.