Qeexid

"ld sabci."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sacbi oo kali ah:
  • Shacabka dalka Jabuuti ayaa waxay si weyn ugu sacbiyeen hadallada ku saabsan arrimaha Somalia ee uu u jeediyay Geelle, iyagoo ku tilmaamay hadalladaan kuwo loo riyaqo.
  • Markasta oo ay dadku sacbiyaan suldaanku waxa uu ka sii qaadayay xanaaq daran, wajigiisuna wuxuu u ekaa rooti si xun loo dubay oo kale!