Qeexid

"Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha."

Qeexid Kale

Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.

Qeexid Xigta

Sacabbada oo laysku dhufto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sacab oo kali ah:
  • Markii la beddelay Diouf, ciyaarta oo 10 daqiiqadood ka hadhsan tahay, waxaa u dhacay sacab iyo taageero xaf-dhaaf ah oo ay ku soo dhaweeyeen taageerayaasha oo sida koron-korada isu dul-saarnaa garoonka Anfield.
  • Claren, Leeds waxaa kale oo ay sacabo madhan kala soo hoyatay Martin O’Neill, oo ku gacan-saydhay Maamulaha Leeds Ridsdale ayaa beeniyay inay ku guul-daraysteen labada tabobare, wuxuuna intaa ku daray inay wadahadallo u socdaan Mc Claren.