Qeexid

"Kutubkii loo soo dejiyey nabi Daa'uud."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabuur oo kali ah:
  • Nebi Daa'uud oo Ilaahay koreeyee u soo waxyooday kitaabka Sabuur si uu ugu digo isla markaan, u fahansiiyo weynida Alle, xaqa u tuso ugana reebo xumaanta, isla markaana ugu hogaamiyo wadada saxda ah ee Ilaahay faray qoomkaasi.
  • Eebbana wuxuu ku soo dejiyey nebi Daa’uud kitaabkii Sabuur.