Qeexid

"Maalinta jimcada iyo axadda u dhexeysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabti oo kali ah:
  • Weeraryahanka Emile Heskey oo dhaawac sahlani ka soo gaadhay kulankii Sabtidii ee Charlton ayaa lagu wadaa inuu ka soo kabto dhaawaca muruqa ka gaadhay oo uu ciyaaro kulanka Arbacada.
  • Monaco ayaa kaalinta ugu sareysa ku fadhiisatay tartanka kooxaha Faransiiska sabtidii, kadib markii ay 3-1 kaga guulaysatay kooxda Lille, halka Kooxda Marseille barbardhac aan wax goolal ah laysku dhalin kula gashay kooxda Strasbourg.