Qeexid
(-oobay, -oowday; -oobi) ld sabool2.
(-oobay, -oowday; -oobi) ld sabool2.
Fal / verb
m.l.kh
Qeexid: S. ah: qof aad u xoolo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Qof sabool noqosho. ld saboolow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sabooloobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld saboolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Sabool ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dabayl kulul oo xagaaga dhacda.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (juqr.) Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax aasaas leh noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la xaqiijiyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lway, -lowday; -lwi) ld salaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: Cid barwaaqoobid.
Qeexid Kale: Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Gool noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daboole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ooshay, -oolatay
Qeexid: Badar raran ama dufan ku dubasho.
Qeexid Xigta: Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
Qeexid Xigta: Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]