Qeexid

Sabool ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saboolnimo oo kali ah:
  • Qiyaastii 130,000 oo Afrikaan ah oo tahriibay 2015 oo kaliya, ayaa intooda badan waxay ka soo carareen hab la dhaqanka adag ee hay’addaha dowliga iyo saboolnimo gaamurtay – iyo waxay ugu yeereen saameynta marxaladihii gumeysigu ku reebay qaaradda Afrika.
  • Sida badan arrimahaas waxaa horseeda degganaansho la'aan baahsan ama saboolnimo xad-dhaaf ah oo dalka ku habsata.