Qeexid

"Dabayl kulul oo xagaaga dhacda."

Qeexid Xigta

(-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabo oo kali ah:
  • Xukumada Itoobiya ayaa xabsiga ka sii deysay dhamaadka bishii Marso labo haween ah oo la kala yirahdo Kamilya Mohammedi Tuweni oo degan dalka Imaaradka Carabta, dhalashadeeduna tahay Tanzania iyo Safiya Binonda oo heysata Baasaboorka dalka Swedan.
  • Kala duwanaanshaha muuqaalka, afka, dhaqanka, diinta iyo midabka ka sakow ummad waliba waxay leedahay sabo loogu soo hagaago oo lagu yaqaan, magaceedana ay ku suntanyihiin.