Qeexid

"Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir."

Qeexid Xigta

ld sabar1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabir oo kali ah:
  • Mas’uuliyiinta shaley ay xireen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan ayaa kala ahaa madaxa badbaada carruurta gobolkaasi (Save the Children Uk) Nuur sabirye iyo madaxa waxbarashada dowladda KMG ah ee gobolka Hiiraan Prof: Maxamed Macalin.
  • Oo maxaan u ogaan waayay miyaadan hal hays ka dhigan tuducan gabayga ah "Sabra oo sabra, illaa uu sabirku ka caajiso sabirkayga".