Qeexid

"Dulqaad."

Qeexid Kale

(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur1, sabir (2), samir1.

Qeexid Xigta

(-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabar oo kali ah:
  • Allaha u naxariisto Marxuumkaasi Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo.
  • Cabdiraxmaan markii uu diray maalkii uu u qoondeeyay Caa'isha (rc), ayaa waxay Caa'isha tiri hadalkan: "Rasuulka (scw) wuxuu haweenkiisa ku yiri: "idiinma naxayo anniga gadaasheyda aan ka ahayn kuwa saabiriinta (sabarka badan) ah mooyee".