Qeexid

"(-bo/asbaab, m.dh) Wax dhacay waxa keenay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabab oo kali ah:
  • Xildhibaanada Barlamanka ayaa hadalka Cadde Muse kadib ku dhawaaqey in uu sameyey khiyaamo qaran taas oo sababtey in Madaxweynahu ku dhawaaqo in kulanku xiran yahay.
  • Guuleed, mid laga xumaado, isagoo sheegay in hay'adaha nabadgalyadu ay baarayaan sababtii keentay in xildhibaanka la beegsado.