Qeexid

"(-do, m.dh) Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabaad oo kali ah:
  • Xubnahaasi oo ay saxaafada doontay in ay banaanka ku waraysato ayaa waxa Baryo iyo sasabaad la hor yimi xubno wasiiro ah kuwaasi oo ka codsaday in ay hakiyaan shirkooda.
  • Maxamed Xaashi Cilmi, isaga oo soo jeediyey in si hoose loo fahamsiiyo badhasabaada xilka ay qaranka uga wakiilka yihiin.