Qeexid

"S. ah: wax dheeraad ah. ld saa'id1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saayid oo kali ah:
  • Sucuudiga u ciyaarayey oo ahaa qaar ay carabtu aad u tuhunsanayd ayaa noqday kuwo guul-daro saayid ah u soo xawilay dalkooda.
  • Xisbiga KULMIYE oo ah ururkii ugu dambeeyey ee la diiwaangeliyo kaas oo si cimri deg degle u xoogaystay oo xawaare saayid ah ku soo shaacbaxay, kaas oo noqday xisbiga kaliya ee bajiga ama lafihiisa uu uga baqdo xisbiga UDUB.