Qeexid

"(-riin, m.dh) Nin sixirka yaqaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaxir oo kali ah:
  • Waxay waayeen qaar la mid ah awooda dheeraadka ah ee Saaxirka Brazil, kaas oo si dunida ku cusub madaxa u xiirtay.
  • Sanku neefle dhamaantii Khalqiga kii u siinaaye Mid saaxiib la’ahaynoow Mid saaxiib la’ahaynoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii saciida la keenayoow Samadu kay ku xidhnaydoow Salaankii (….