Qeexid

Saaxiib ahaansho. ld saaxiibtinnimo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaxiibnimo oo kali ah:
  • John Terry oo laga qaaday Kabtanimadii Qaranka Egland John Terry, ayaan hogaamin doonin Ciyaarta saaxiibnimo ee ay 29-ka Feb, la ciyaarayaan dalka Holland iyo Ciyaaraha Yurub ee bartamaha Sanadkan.
  • Nin la yidhaahdo Cismaan oo ka shaqeeya dukaanka shirkadda ‘Tesco” ku leedahay xaafaddayada ayaan aqoon saaxiibnimo la yeeshay.