Qeexid

"saas fk. Sidaas."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saas oo kali ah:
  • Dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray qeybaha dagaalamay iyo shacabka ku harsan goobaha lagu dagaalamay, kuwaasi oo rasaas iyo madaafiic wiifto ah guryahooda ugu tagtay.
  • Hargeysa (Haatuf): Xaflad lagu xusaayey sannad guurada 22aad ee ka soo wareegtay aasaaskii SNM ayaa shalay lagu qabtay fagaaraha Khayriyada ee magaalada Hargeysa.