Qeexid

"(sawaariikh, m.dh) ld say ruukh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaruukh oo kali ah:
  • Afhayeenku waxa uu sheegey in askartu ay Sawirka uu ninku watey ku khaldeen oo ay u qaateen in uu wato qalab saaruukh lagu gano.
  • Afhayeen u hadlay Wasaaradda gaashaandhiga ee Ruushka ayaa sheegay in diyaaradu ay soo dhacday kadib markii lala helay saaruukh nooca lidka diyaaradaha ah.