Qeexid
(-qyo, m.dh) Laamaha iyo caleemaha dhirta badda oo hirku xeebta ku soo tufo ama biyaha dul sabbeeya.
(-qyo, m.dh) Laamaha iyo caleemaha dhirta badda oo hirku xeebta ku soo tufo ama biyaha dul sabbeeya.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Qeexid Xigta: Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Qeexid Xigta: Ka s.: wax meel ka bixin.
Qeexid Kale: Ku s.: meel col u dirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (sawaariikh, m.dh) ld say ruukh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Nin naag u galmoosho.
Qeexid Xigta: Wan lax kudud.
Qeexid Kale: Wax, wax kale dul dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Roob si aad ah u di'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xamuul dusha ku qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg saar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-qyo/-rqyo, m.dh) Qof wax xada; tuug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: saa1 fk. 1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: saa'idcalee f.mg2 ld saayidcalee.
Qeexid: saa2 xi. 1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.
Qeexid: saa'id1 m.l ld saayid1.
Qeexid: saa'idcalayn m.f.dh ld saayidcalayn.
Qeexid: saa'id2 f.mg1 (-'iday, -'idday) ld saayid2.
m.l.u
Qeexid: Geed ka mid ah geedaha dhulka ku faalala ama geedaha kale isku mara oo aan qodax lahayn, laamo jiljilacsanna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Weel saab u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]