Qeexid

"Nin naag u galmoosho."

Qeexid Kale

Wax, wax kale dul dhigasho.

Qeexid Xigta

Wan lax kudud.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaro oo kali ah:
  • Saraakiil ka mid ah Dowlada Soomaaliya oo ka hadlay qaraxaasi ayaa waxa ay sheegeen qaraxa in uu geystay gaari laga soo buuxiyay waxyaabo qarxa kaasi oo qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac gaystay dad rayid ah oo ka agdhawaa halka uu qaraxu ka dhacay.
  • Daryanka Madaafiicda iyo rasaasta kala duwan ayaa la maqlayay, waxaana uu sababay dagaalkani khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamada Dowladda iyo kuwa taageeraya iyo weliba dhinaca kale ee ka soo horjeeda.