Qeexid

"eeg saaran. ld saar-naansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saarnaan oo kali ah:
  • Baabuur yar oo Jiib ah oo qori saarnaana xagga midigta ayuu ka xigey, Jiib kalena waa uu ka dambeeyey.
  • Waxaa wararka qaar sheegeen in doonyuhu ay ahaayeen ilaa afar doonyood, tirada dadka saarnaana ay ahaayeen 515 qof oo lagu sheegay in ay yihiin Soomaali iyo Itoobiyaan ka qaxay colaadda Geeska Afrika.