Qeexid

"saaqid danab m.dh Saaqid birlabdanabeed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaqid oo kali ah:
  • Yaa siiyey madaw saaqidiyo sal iyo hoy laawe?
  • Ardayda ayaa iyaguna dhinacooda halkaa ku soo bandhigay barnaamij maaweelo ah oo ay ku cabirayaan faraqa u dhexeeya ardayga dhinaca waxbarashada ku dedaala iyo ardayga ka saaqida waxbarashada ee ka faa’iidaysan waaya fursadihiisa waxbarasho.