Qeexid
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax wareersan ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-qmay, -qantay; -qmi) Wax wareersan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Dhir geedo kale ku faalalid.
Qeexid Xigta: Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
Qeexid Kale: Ur dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhir geedaha kale ku faalasha.
Qeexid Xigta: Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Qeexid Xigta: Tillaabo.
Qeexid Kale: Raad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld saaqan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld saaqnaansho, saaqsanaan, saaqsanaan-sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho.
Qeexid Xigta: Qof imtaxaan ku dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fmay, -fantay; fmi) Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qamay, -qantay
Qeexid: Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax saab leh ahaansho. ld saabsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: saaqid danab m.dh Saaqid birlabdanabeed.
m.l
Qeexid: Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Qeexid Xigta: Arday waxbarasho la socon waayey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc kalluun ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg saaq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: saatan fk. Sidan, sida tan.
m.dh
Qeexid: ld saaqnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]