Qeexid
Cudur geela ku dhaca oo tabar-yaraan ku reeba.
Qeexid Xigta
S. ah: neef geel ah oo caato ah.
Cudur geela ku dhaca oo tabar-yaraan ku reeba.
S. ah: neef geel ah oo caato ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Qeexid Xigta: Tillaabo.
Qeexid Kale: Raad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Macsilow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed quwaax gaaban leh qodxo dhaadheer oo xooggan, diir cad iyo xanjo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-cyo/-ciin, m.dh) Qof farsamo yaqaan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -yaday, -yatay
Qeexid: Hanti saami ku qaybsasho. ld saanyoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: (-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -hday, -hatay
Qeexid: Qof balaayo dhaxalsiin.
Qeexid Xigta: Qof uurka cadaawad ugu hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld saanyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-gamay, -gantay; -gmi) Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld soongur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.w
Qeexid: Alaabta guryaha la dhigto oo ay ka mid yihiin kuraasta, miisadaha, sariiraha iwm oo lagu dhaqmo. ld saa-maan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baxaalli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-dyo, m.dh) ld saancaddaale; saancaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hadal maldahan oo macne ku qarsoon yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld saamiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld saabaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: saa'idcalayn m.f.dh ld saayidcalayn.
Qeexid: saa'id2 f.mg1 (-'iday, -'idday) ld saayid2.
Qeexid: saa'id1 m.l ld saayid1.