Qeexid

S. ah: ilmo socod-barad ah.

Qeexid Kale

ld saaqaadid.

Qeexid Xigta

Habka qofku u tallaabsado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saanqaad oo kali ah:
  • Awrba awrka ka horreeya buu saanqaadkiisa leeyahay, baa la yidhi.
  • Saxaafadda gudaha (Idaacadaha, Wargeysyada, Shabakadaha Internetka “Website”) waa in lagu sameeyaa dib-u-habeyn xoog leh oo la saanqaadi karta waaga cusub.