Qeexid

"(-iyo, m.dh) Macsilow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saani oo kali ah:
  • Maxdwaynaha Tansaaniya Nayeeri mar uu la hadlayay bulshada wadankiisa wuxuu yiri, "Anaga waxaan hadal hayno Soomaalida ficil ahaan ayay u qabtaan."
  • Mareykanku wuxuu ku eedeeyey Fasul inuu ka danbeeyay qaraxyadii bishii Agoosta sanadkii 1998-kii lala beegsaday safaaradihii Mareykanku ku lahaa dalalka Kenya iyo Tansaaniya, waxaana qaraxyadaasi ku naf waayey dad gaaraya 240 qofood.