Qeexid

"(-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saanad oo kali ah:
  • Hase yeeshee, aan la moogaan karayn sida uu u kala duwan yahay miisaanada Ragga xubnaha ka kala ah iyo kuwa Hogaaminaya, magac iyo maamuus intaba.
  • Bishii September, wadanka Ruushka waxa uu diray Soomaliya markab dagaal kadib markii burcad badeedu qabsadeen markab laga lee yahay wadanka Ukreeyn oo siday saanad ciidan.