Qeexid

"Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da."

Qeexid Kale

Raad.

Qeexid Xigta

Tillaabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saan oo kali ah:
  • Waxa dhowaan la magacaabay dawladda Kuwait oo ka kooban 14 Wasiir, miisaaniyadeedu tahay 17kun oo milyan doolar, bal ag dhig Somaliland oo miisaniyadeedu tahay 19million oo keliya.
  • Ayaan Xirsi buuggeedan oo mar kale Maraykanka lagu daabacay waxay dumarka Muslinka ah kaga codsatay inay ka takhallusaan “Dhaqanka Bekranimada” oo –sida ay tiri- ka dhigan “Jir-dil” dhaqanka Islaanka loogu geysanayo dumarka.