Qeexid

"Naag wax dad badan ka dhexeeya saami ku leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saamiley oo kali ah:
  • Telesom Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom Shirkadda Telesom waxa la aasaasay sanadkii 1999kii, waxana iska kaashaday saamiley ka badan 230 qof.
  • Waxey aheed in loo sinaado xukunka dalka oo ruuxii saamileyda intooda badan codkooda siiyaan uu dalka utaliyo, hadii shaqadiisa loo bogi waayana shaqada laga eryo.