Qeexid

"Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo."

Qeexid Kale

Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi1

Qeexid Xigta

Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saami oo kali ah:
  • Kulankan ayaa waxaa lagu sixixey heshiis ay dowladda Puntland ku ogolaatey in saamiga Africa boqolkiiba 15% u gudbin doonto shirkada cusub oo la yiraadho Lion Energy taasoo ka qayb qaadan doonta qodista shidaalka.
  • Dhinaca dalka Maraykanka culuunta beeraha waxaa lala xidhiidhiyaa oo ay ku salaysan tahay baahida loo qabo wax-soosaarka ee la xidhiidha korodhka saamiga tirada dalkaas dadkooda aan ahayn beeralay wax soo saarta.