Qeexid

"Wax raad ku reebid."

Qeexid Xigta

Wax cid khuseyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saamee oo kali ah:
  • Ereyada qaarkood ee leh shibbaneyaal laba-laabma waxay saameeyaan micnaha weedha haddii aan si hagaagsan loo higgaadin.
  • Maxay tahay saameeynta ay lacagtaasi ku yeelan karto dhaqaalaha?