Qeexid

"eeg saamee. ld saamays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saamayn oo kali ah:
  • Roobka Aysiidha lehi wuxuu yeelan karaa siyaabo badan oo uu saamayn ugu yeesho degaanka, sida marka uu ku da’o meelaha Haraha ah ama dhijaamaha biyahooda la isticmaalo dad iyo duunyaba oo ay Aysiidhu ku badato markuu roobkani ku da’o.
  • Muuqaalku saamayn ma ku leeyahay, quruxduse ma ku leedahay?