Qeexid
eeg saalaxweetee.
eeg saalaxweetee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -teeyay, -teysay
Qeexid: Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug loogu soo hagaago.
Qeexid Xigta: Hab loo ganacsado badeeco iyadoo aan lacagteeda la bixinb lala wareego.
Qeexid Kale: Hab ganacsi ah oo ba-deeco yaryar habda meel wareejiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg weetee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nayaal, m.l/dh) Geed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Geel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg saloo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]