Qeexid

"Meel safar u aadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saafir oo kali ah:
  • Afartaan ruux oo ahaa dad musaafir ah ayaan la ogeyn halka ay ka yimaadeen mana jirto cid aqoonsatay meydadka la helay.
  • Dalalka abaabuli doona safaradan waxaa looga baahan yahay inay ka wada shaqeeyaan maamulka gadiidka ay tahay in markaasi la isticmaalo, iyo boliiska la saari doona gaadiidka, oo wehelindoona dadka la masaafirinayo.