Qeexid

"S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey."

Qeexid Xigta

ld saafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaf oo kali ah:
  • Soomaali laga soo masaafuriyay Dalka Sacuudiga oo soo gaaray Muqdisho.
  • X.Cabdi: Waxa weeye Sheekh Muuse wuu kugu qoslay, wax lagu qoslose hadalka sebenka jooga maaha, markaa anigu waxaan leeyahay magaalo wax ha ka dhaceene uu dadkeedu ka saafisan yahay weli ismaan dhextaagin intaanu dowladnimada qaadanay.