Qeexid

"Wax dhici doona sii sheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saadi oo kali ah:
  • Inanta magacaasi loo bixiyaa waxaan filayaa inay tahay mid loo saadinayo inay noqoto mid magac dheer yeelata oo uu warkeedu dhul fog gaadho.
  • Quraanka kariimku kama hadlin kufsiga, laakiin wuxuu ka hadlay sinada ama galmada labada ruux ay raalliga isaga yihiin, sidaa darteedna fuqahada islaamku xukunka kufsiga waxay ka raadiyeen masaadirta kale ee loo adeegsado sharci dejinta.