Qeexid

"Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona."

Qeexid Xigta

Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saadaal oo kali ah:
  • Faallo aan maalintaa ka qoray waxaan ku saadaaliyey Cabdillaahi Cawed Cige oo ah qoraaga sheekadaas in ay wacdaro sheeko qorista ahi ka soo curteen.
  • Dhibaataayinkaa ka jira Dalka jamhuuryada Haiti waxa ay keeneen in saadaasha dadka reer Haiti ee sanadka 2050-ka, la saadaaliyo in ay noqon doonaan 11.8milyan oo ruux, tiradan oo ka badan tii 2010-kii ee dadka reer Haiti 2milyan iyo oo qudha.