Qeexid

"Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto."

Qeexid Kale

Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.

Qeexid Xigta

Cunto safarka loo qaato; sahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saad oo kali ah:
  • Marka aad leedahay Lughaya waxay ahayd degmo hoosaad hoos timaadda degmada Gabiley, miyaanad ogeyn in ay Gabiley la mid ahayd Lughaya oo midna laga xukumi jiray Boorama, midna Hargeysa?
  • Saleebaan Maxamuud Aadan, isla markaana wax-ka-beddel lagu sameeyo xeer-hoosaadka golaha oo aan mar qudha waxba laga beddelin tan iyo markii la sameeyey 31 May 1997, gaar ahaan qodobka ku saabsan tirada mudanayaasha Guddoomiyuhu xilka ka qaadi karo.