Qeexid

"Cid u kaalmayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saacid oo kali ah:
  • Waxaa lagu guuleystay in caalamku uu qabto shirar lagu saacidayo shacabka sida shirkii Addis Ababa, kii Turkiga iyo kii Nairobi oo ugu danbeeyey.
  • Mudane Saacid wuxuu si gaar ah Tacsi ugu diray Qoyskiisa, Qaraabadiisa iyo Warbaahinta Shabelle oo uu ka howlgali jiray wariye Abdi Xareed.