Qeexid

"Wax soo socda saadaalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaci oo kali ah:
  • Dadka degan Xaafada Qoyskaasi ku wax yeeloobeen ayaa waxa ay sameeyeen Gurmad lagu saacidaayo Qoyskaasi dhibaatadu gaarta,waxaana la sheegay in Dadkii dhinay Mooyaane intii dhaawacantay loo qaaday Goobaha Caafimaadka ee Magaalada Muqdisho.
  • Afhayeenkan, wuxuu sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan walaxda qaraxday, isagoo xusay inay baaritaankaas uu ka saacidayo sidii ay ku ogaan lahaayeen in qaraxu ahaa mid argagaxiso iyo in kale.