Qeexid

"Qalab waqtiga lagu cabbiro oo leh meel wareegsan oo lambaro ku yaalliin iyo laba irbadood oo kala dheer oo mid saacadda muujiso midda kalena daqiiqadaha muujiso."

Qeexid Kale

Wakhti.

Qeexid Xigta

Maalinta oo 24 meelood loo qaybiyey meesheed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saacad oo kali ah:
  • Dagaal socday qadar saacado ah ayaa dhexmaray ilaalada labadan mas'uul, iyadoo rasaastii la is-dhaafsanayay ay sababtay inay xirmaan goobaha ganacsiga ee ka agdhow xarunta maamulka Gobolka, mana jirin cid kale oo rasaastaas wax ku noqotay.
  • Waxaana taas ugu wacan baa la leeyahay hawada oo fiican iyo badda oo deggan ayaa 24 saacadood ee u dambeyey waxaa jasiirada Lampedusa soo gaadhay dad ka badan 130 muhaajriin ah oo doonyo kala duwan la socday.