Qeexid

"Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad."

Qeexid Xigta

Uraad; urshi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saac oo kali ah:
  • Iyo “Berito saacaddu waa eber.”
  • Waa ay isku ooyeen oo saacad ku-dhowaad is-dhudhunkanayeen(shumis).