Qeexid

"Wax saab loo yeelay ahaansho."

Qeexid Kale

ld saaban.

Qeexid Xigta

Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saabsan oo kali ah:
  • "Degmada waxaa kusoo laabtay Al-shabaab, dadkana waxaa haysa cabsi weyn oo ku saabsan inay dagaaladii shalay oo kale dhacaan" ayuu yiri Xaaji Yuusuf oo ka mid ah waxgaradka degmada Dhoobley.
  • Gurmadka degdega ihi waa barnaamij ka jira adduunka oo ku saabsan xidhiidhka lambarka telefoonka ee (999) ee ka dhexeeya dadweynaha iyo saldhigyada booliska.