Qeexid

"Weel saab u yeelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saabi oo kali ah:
  • Waxa waajib ku ah xisaabiyaha guud inuu hubiyo in Wasaarad waliba hirgaliso sharcigaas oo saddexdii biloodba mar warbixin faahfaahsan loo gudbiyo, si ugu suurta gasho inuu xisaab xidhka saxa u sameyn karo bilwalba, saddexdii biloodba iyo sanad walba.
  • Intaa dabadeed xaggeyga ayuu soo milicsaday, wuxuuna igu yidhi: "Caddiyyiyoow, miyaadan ahayn nin Rukuusi oo diin ka dhigta diinta kidhistaanka iyo diinta Saabi'iyada?"