Qeexid

"Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado."

Qeexid Kale

Taliye.

Qeexid Xigta

Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saab oo kali ah:
  • Waar xagee la idinku xisaabinyaa dadyoow damiirka ka abaadey, kuwa la qariyey ee ku nool Sheikh Nuur waxaa u hiiliyey BILLY.
  • Hawsha shirka ayaa saaka lagu bilaabay hadal uu jeediyay Madaxweynihii horee ee waddanka France Giscard d'Estaing oo ku saabsan qoraalka hindisahiisa uu ku dalbayo Madaxweyne Joogta ah iyo wasiir arima dibadeed oo Midowga Europe uu yeesho iyo qodoba kale.