Qeexid
"s (sa') m.dh Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane."
"s (sa') m.dh Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane."
Wadaag:
Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Hab; han-naan.
Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
su' m.dh 1. Erey lagu yiraahdo awrka marka la raraayo si uu araxda u toosiyo; samay; qayso. 2. Erey lagu yiraahdo awrka la da-brayo.
Wadaag:
se xi. Erey kala xiriir fura laba tixood, wuxuuna gadaal uga nudmi karaa xiriiriyaal kale sida “amase”, “laakiinse”, iwm. Tus. “Adigu bax aniguse waan joogayaa”.
Wadaag:
so' m.dh 1. Hilibka intiisa jiirka ah ama cad. 2. Cagaarka meel bannaan oo biyo ku fideen ku hara. 3. Meel ceelal badan oo isu dhow ku yaallaan. 4. Dhulka intay joogsadaan xoolaha ceelka ka cabbayaa.
Wadaag:
su'aal1 m.dh (-lo, m.l) Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo.
Wadaag:
su'aal1 m.dh (-lo, m.l) Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo.
Wadaag:
(nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar).
(xis.)Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Jirrid, gun.
Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: