Qeexid

"Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo."

Qeexid Xigta

Wax gilgilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rux oo kali ah:
  • Haddaba sow ma habboona baqdinta fikirka in laga baxo oo maskaxda la yara ruxruxo jinni maashu bal in ay wax dhiiqdo?
  • Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah.