Qeexid

"Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruuxi oo kali ah:
  • Shariif iyo xubnaha ku fikirka ah, ayna dadku si xor ah u dooranayaan ruuxii hogaamin lahaa.
  • Marxuumka ayaa waxaa la socday ruux kale, iyadoo dhawaac halis ah uu gaaray darawalkiisa, halka ruuxii la socdayna aan waxba la gaarsiin; wadaha gaariga ganacsadaha la toogtay ayaa la dhigay Isbitaal.