Qeexid
eeg ruuxgoo.
eeg ruuxgoo.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Nafley nafta ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Naf.
Qeexid Xigta: Qof.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ruuxi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld rooxaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]