Qeexid

"R. ah: fadhiid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruus oo kali ah:
  • Dawladda Ruushka ayaa dhinaceeda muujisay sida ay u diidan tahay qorshe kasta oo dhigaya ama fasaxaya weerar lagu qaado Ciraaq, meel kasta oo ay tahay.
  • Deeqdan waxaa lagu baabi’inayaa hub halisa oo yaalla Ruushka iyo wadamada kale ee hore uga tirsanaan jiray Midowgii Soofiyati, Maraykanka iyo wadamada ka mida Midowga Yurub.